Wafdiga DF uga qeyb galaya dacwada Badda oo saaka u ambabaxay Heague

Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya  kuwaasoo oo ka qeyb galaya dhageysiga dacwada badda ee Somalia iyo Kenya ee taalla Maxkamada ICJ ayaa saaka ka dhoofay magaalada Muqdisho. Wafdiga ayaa ku sii jeeda xarunta Maxkamada ICJ oo ku taalla magaalada Hague ee dalka Netherlands Waxaa hoggaaminaya wafdigan Ra”iisal Wasaare Ku-xigeenka xukuumada Soomaaliya Mahdi Guuleed Khadar waxaana … Continue reading Wafdiga DF uga qeyb galaya dacwada Badda oo saaka u ambabaxay Heague